You are here
Taarikhda
Somali Mission (SM) waa uruur aan dawli aan aheyn, faa'idana aan aheyn waxana la aasaasay markay tariikhdu aheyd 2007 taasi oo loo aasaasay inay aay dhisto xubno Masiixiyina oo caafimaad qaba dadka ku hadla af-soomaaliga gudahooda. Hadafka uruurkani waxa weeye in laga caawiyo Soomaalida inay maqlan oo aay raacan Ciise Masiix.
Hadafkayaga
In lala wadaago Ereyga dadka Soomaalida.
Aragtidiyada
Xer saameysay xer kale.
Copyright © 2022, Hawalaha Soomaalida